Afhayeenkii hore Al-shabaab oo la sheegay in la dhaawacay & Saraakiil kale oo la dilay

Ugu yaraan 12 ka mid ah xoogaga Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Saakow ee gobolka Jubbada dhexe, sida uu sheegay ku-simaha Wasiirka Warfaafinta ahna Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Mudane Aadan Isaaq Cali. Waxaa uu intaa ku daray in Duqeynta dhinaca cirka ah lala beegsaday xalay goob ay ku shirsanaayeen saraakiil ka tirsan Alshabaab … Continue reading Afhayeenkii hore Al-shabaab oo la sheegay in la dhaawacay & Saraakiil kale oo la dilay